In ka badan 14,000 qof oo colaadda Ethiopia uga qaxay Kenya xilli laga cabsi qabo in dhimashadu kororto
Kenya Red Cross ayaa ka digtay xaalad bani’aadamnimo oo kasii daraysa oo ka dhalatay biyo, cunto iyo adeegyo nadaafadeed la’aan baahsan, xilli kumannaan qof ay gabbaad u raadsadeen magaalada soohdinta ku taalla…