Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Odowaa oo war ka soo saaray is-miidaamintii ka dhacay Muqdis…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Generaal Odowaan Yuusuf Raage ayaa war kasoo saaray qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay xerada General Dhaga Badan oo ku taala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Odowaa ayaa marka hore faah faahiyey khasaaraha ka dhashay qaraxaasi oo uu fuliyey ruuxu isku soo xiray walxaha, wuxuuna xaqiijiyey inay ku dhinteen illaa 10 ka mid ah dhalinyaro dooneysay inay ku biiraan ciidanka…

Xog: Qorshaha tegitaanka Saadaq ee Dhuusamareeb iyo cidda ka…

Dhuusomareeb (Axadle) – Ilo wareedyo xog ogaal ayaa sheegay in Xildhibaano ay qeyb ka yihiin Cabdiraxmaan Odowaa, Mahad Salaad, wasiirka amniga ee Galmudug Axmed Macalim Fiqi iyo siyaasiin kale oo mucaarad ah ay ka shaqeeyeen in magaalada Dhuusamareeb uu gaaro Janaraal Saadaq Joon.  Xogta ayaa tilmaameysa in ujeedada socdaalkiisa uu yahay sugida ammaanka doorashada baarlamaanka, waxaana ogolaaday Madaxweynaha Maamulka Galmudug, iyadoo ay soo…

Cumar Filish oo xil cusub ku soo kordhiyey G/Banaadir – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xil cusub kusoo kordhiyay gobolka Banaadir, kaasi oo aan hore uga jirin, sida lagu shaaciyey wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiye Filish ayaa wuxuu ku aas-aasay “Waaxda Abaarmiitooyinka Caasimadda Muqdisho”, oo uu u magacaabay Mudane…

Duulimaadyada u dhaxeeya Somalia iyo Kenya oo hal arrin ku x…

Muqdisho (Axadle) – Kadib markii ay dowladda Kenya ku dhawaaqday inay dib u furtay duulimaadyadii tooska ahaa ee labada dal, ayaa waxaa soo baxaya walaac hor leh oo la xiriira halis ay wajahayaan duulimaadyadaas oo ah in markale la hakiyo. Aqoonyahanada Soomaalida ah qaarkood ayaa u arka in haddii aan xal buuxa laga gaarin arrimaha diblomaasiyadda la xiriira ee labada waddan ay mar kale saameyn ku yeelan karto shacabka labada dal, oo xilli kasta…

Jeneraal Xuud oo war kasoo saaray arrin laga faafiyey – Caas…

Beledweyne (Axadle) – Hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan, Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay kulan la sheegay inuu xalay dhex-maray isaga iyo Madaxweyne Ku-xigeenka HirShabelle. Jeneraal Xuud ayaa sheegay in uusan jirin kulan siyaasadeed oo dhex-maray asaga iyo Yuusuf Dabageed, balse ay ku kulmeen munaasabad ay iskugu timid beeshoodu. Waxa uu xusay in markii ay isku arkeen Dabageed…

Xog: Rooble iyo madax goboleedyada oo ku wajahan Kismaayo + …

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo ra’iisul wasaare Rooble ay isugu tegi doonaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoos. Halkaas maalmaha soo socda waxaa lagu qaban doonaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxaana shirkaas marti geli doonta Jubbaland. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka…

Daawo: Xildhibaan Zakariye oo shaaciyey inuu askarta maqan k…

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo ka tirsan baarlamaanka waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu xariir la sameeyay madaxda dalka Eritrea, islamarkaana uu wax ka weydiiyey nolosha dhalinyarada Soomaaliyeed ee la weysan yahay. “Shakhsiyan anigu waxaan isku dayey inaan hubsado wararka laga faafiyey dhalinyarada loo qaaday Eritrea, waxaan la xariiray madax Eritrean ah, hade eyagu kuma dhahayaan ciidankiinii ayaan dagaal gelinay, laakiin waxaan kala hadlay bal inaan dalkaas tegi karo, waxayna…

Kenya oo kasoo jawaabtay soo-jeedintii ka timid DF

Nairobi (Axadle) – Dowladda Kenya ayaa soo dhoweysay qoraal kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya, oo ay ku casuumtay inay dib u furto safaaraddii ay ku laheyd Caasimadda Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya 11-kii bishan ayaa lagu yiri “Iyadoo laga duulayo daris wanaagga, Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxay ugu baaqeysaa Jamhuuriyadda Kenya in ay dib u furto howlihii diblomaasiyadeed ee ay ka wadday Soomaaliya, Dowladda Federaalka Soomaaliyana ay si is-daba-joog ah safaaradda…

Xamas oo jawaab kulul ka bixisay la-meel dhig ay ku sameysay…

Washington (Axadle) – Xarakada Muqaawamada Islaamiga ah ee Xamas ayaa si carro leh uga jawaabtay qoraal kasoo baxay Ilhaan Cumar oo ay kooxdaas kula meel dhigtay Mareykanka, Israel iyo Taliban, oo ay sheegtay inay tahay in dhammaantood lagu sameeyo baaritaano la xiriira dambiyo dagaal. Ilhaan Cumar ayaa qoraal ay soo dhigtay twitter-ka ku tiri “Waa inaan la xisabatan isku mid ah iyo caddaalad u helnaa dhammaan dhibanayaasha dambiyada ka dhanka ah…

17 qof oo lagu eedeeyey dilka 300 oo qof oo dil toogasho lag…

Gaalkacyo (Axadle) – Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa xukun lagu riday dad gaarayo illaa 18 qof oo dhamaantood ay ah rag, kadib dambiyo culus oo lagu helay. Sida ay maxkamadda ciidamada qalbka sida ee Mudug ku dhawaaqday, 17 kamid ah raggaan ayaa waxaa lagu xukumay dil toogasho ah halka qofka sideed iyo tobanaad lagu xukumay xabsi daa’in. Ragga xukunka lagu riday…