Digniin laga soo saaray duufaan ku soo wajahan dhulka

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan ku soo wajahan deegaanada dhaca Xeebaha, kaasoo ka imaanaya dhanka Badweynta Hindiya sida lagu cadeeyay qoraal ka soo baxay wasaaradda Gargaarka.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in sida saadaashu sheegeyso in dabeylo laga yaabo in ay ku dhufato jihada waqooyi bari ee dalka, sidaas darteed xawaare u dhaxeysa 95-110 kiilometer ay saacadii jareyso

Dadka ku dhaqan dhulka xeebaha iyo kalluumeysatada ayaa looga digay saameynta duufaantaas.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More