Danjiraha Israel oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay Waqooyi Galbeed xilli labada dhinac ay doonayaan xiriir ganacsi iyo mid amni
Hargeysa (AX) — Danjiraha dowladda Israel u magacawday Waqooyi Galbeed, Michael Lotem, ayaa waraaqihiisa aqoonsiga diblomaasiyadeed u gudbiyay Madaxweyne Abdirahman Mohamed Abdullahi…