Imaatinka Sancho Oo Madax Xanuun Ku Noqday Xiddig Man United Ah &
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay isku diyaarinayso inay iska iibiso weeraryahan Anthony Martial kaddib markii ay dhammaystirtay saxeexa Jadon Sancho oo Borussia Dortmund kaga yimid.Weeraryahankaas ayaa ku fashilmay inuu la yimaado wixii laga filayay markii ay Man United kala wareegaysay AS Monaco sanadkii 2015, xilli ciyaareedkii hore ee 2020-21 ayaa ahaa mid gaar ahaan ugu madaw.Kaddib wakhti adag oo uu kusoo qaatay waayihii Jose Mourinho ee kooxda, sidoo kale tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u…