Rio Ferdinand Oo Magacaabay Laba Ciyaartoy Oo La Yasi Jiray (La
Rio Ferdinand, Owen Hargreaves iyo Michael Carrick waxay dhamaantood qayb muhiim ah ka qaateen guushii Champions League ay Manchester United ka gaadhay Chelsea oo ay rikoodheyaal ku garaacday kulan ka dhacay magaalada Moscow.Owen Hargreaves ayaa yimid Old Trafford sannadkii 2007 iyagoo kala soo saxeexday Bayern Munich, waxaana sannadkii xigay uu la hantay Champions League, laakiin afartii sannadood ee uu joogay Manchester United waxay ahaayeen kuwo dhaawacyo dishoodeen.Michael Carrick ayaa isaguna Manchester United u…