Jahwareerkii Arsenal Ee Xagaagan Oo Laba Jibaarmay & Mikel Arteta Oo
Qorshihii isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee Arsenal ayaa fashilmay ka dib markii uu Korona Fayras ka dilaacay xeradooda tababarka taasoo keentay inay kansalaan booqashadii ay ku tagi lahaayeen Mareykanka.Kooxda ayaa u duuli laheyd gobolka Florida ee dalka Mareykanka todobaadkan laakiin tiro yar oo ciyaartoy ah iyo shaqaalaha kooxda ayaa waxaa ku dhacay Korona Fayras.Baaritaano lagu sameeyay kooxda maalintii Isniinta ayaa waxaa lagu ogaaday in qaar ka mid ah ciyaartoyda iyo shaqaalaha kooxda inay qabaan cudurka,…