Barcelona Oo Weerar Ku Ah Arsenal, Heshiiska Waalida Ah Ee Ay PSG Ku
Paris St-Germain ayaa Manchester United khadkeeda dhexe ee Paul Pogba mushahar ahaan u siin doonta toddobaadkii £510,000 haddii uu bilaash ugu biiro xagaaga dambe. (Independent)Tottenham weeraryahankeeda Harry Kane ayaa rajaynaya in Man City ay dalab cusub oo ay kaga dhigayso xiddiga ugu qaalisan abid England kasoo gudbin doonto. (Telegraph)Manchester City ayay ka go’antahay inay sii wado dedaalada ay kula saxeexanayso weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane walow ay kooxdiisu kusoo cel-celinayso inuusan iib ahayn.…