Alexander-Arnold Waa Kabtanka Mustaqbalka Liverpool, Illaa 15
Difaaca midig ee Liverpool ee Trent Alexander-Arnold waa kabtanka mustaqbalka ee kooxdaas, waxaanu tusaale u yahay ciyaartoyda da’yarta oo kaga dayana hoggaaminta iyo hibada ciyaareed, sida uu sheegay tababare kuxigeenka Reds ee Pep Lijnders.Alexander-Arnold oo kasoo baxay kulliyadda da’yarta Liverpool ayaa muujiyey hibadiisa ciyaareed tan iyo markii uu kooxda koowaad usoo dallacay sannadkii 2016kii, markaas oo uu noqday ciyaartoy haysta boos joogto ah.22 jirkan ayaa kaalin muhiim ah ka ciyaaray guulihii Liverpool ee…