Xiddigihii Isku Darsaday Goolasha & Caawinta Ugu Badan Shanta Horyaal

Lionel Messi ayaa xilli ciyaareed aad u wanaagsanaa ku qaatay horyaalka Spain ee LaLiga xilli ciyaareedkan isagoo dhaliyey 28 gool iyo sagaal kale oo uu caawiye ka noqday, laakiin haddana ma gaadhin in la guddoonsiiyo kabta dahabka ah ee Yurub.

Dhinaca caawinta, waxa uu min saddex gool dheeraa Kylian Mbappe iyo Erling Haaland oo lagu tilmaamo xiddigaha dunida maamuli doona sannadaha soo socda, balse waxa uu gaadhi kari waayey Rebert Lewandowski oo noqday ciyaartoyga ugu goolasha badan xilli ciyaareedkii hore, waxaanu ku darsaday 15 caawimood taas oo ka dhigan inuu 60 gool.

Haddaba, ayuu ahaa xiddigii ugu goolasha iyo caawinta badnaa sannad walba tan iyo 2000?

Halkan kaga bogo:

 

2000 | Thierry Henry (Arsenal) – 42

Kulamada uu ciyaaray: 44

Goolasha uu dhaliyey:26

Caawinta uu sameeyey:16

2001 | Raul Gonzalez (Real Madrid) – 53

Kulamada uu ciyaaray: 58

Goolasha uu dhaliyey:41

Caawinta uu sameeyey:12

2002 | Thierry Henry (Arsenal) – 44

Kulamada uu ciyaaray: 52

Goolasha uu dhaliyey:27

Caawinta uu sameeyey:17

2003 | Thierry Henry (Arsenal) – 59

Kulamada uu ciyaaray: 51

Goolasha uu dhaliyey:31

Caawinta uu sameeyey:28

2004 | Thierry Henry (Arsenal) – 59

Kulamada uu ciyaaray: 53

Goolasha uu dhaliyey:43

Caawinta uu sameeyey:16

2005 | Dirk Kuyt (Feyenoord) – 50

Kulamada uu ciyaaray: 37

Goolasha uu dhaliyey:32

Caawinta uu sameeyey:18

2006 | Ronaldinho (Barcelona) – 44

Kulamada uu ciyaaray: 44

Goolasha uu dhaliyey:24

Caawinta uu sameeyey:20

2007 | Cristiano Ronaldo (Manchester United) – 49

Kulamada uu ciyaaray: 50

Goolasha uu dhaliyey:29

Caawinta uu sameeyey:20

2008 | Cristiano Ronaldo (Manchester United) – 45

Kulamada uu ciyaaray: 48

Goolasha uu dhaliyey:33

Caawinta uu sameeyey:12

2009 | Luis Suarez (Ajax) – 62

Kulamada uu ciyaaray: 43

Goolasha uu dhaliyey:42

Caawinta uu sameeyey:20

2010 | Lionel Messi (Barcelona) – 77

Kulamada uu ciyaaray: 54

Goolasha uu dhaliyey:58

Caawinta uu sameeyey:19

2011 | Lionel Messi (Barcelona) – 81

Kulamada uu ciyaaray: 54

Goolasha uu dhaliyey:52

Caawinta uu sameeyey:29

2012 | Lionel Messi (Barcelona) – 106

Kulamada uu ciyaaray: 60

Goolasha uu dhaliyey:79

Caawinta uu sameeyey:27

2013 | Cristiano Ronaldo (Real Madrid) – 77

Kulamada uu ciyaaray: 50

Goolasha uu dhaliyey:59

Caawinta uu sameeyey:18

2014 | Cristiano Ronaldo (Real Madrid) – 79

Kulamada uu ciyaaray: 48

Goolasha uu dhaliyey:54

Caawinta uu sameeyey:25

2015 | Cristiano Ronaldo (Real Madrid) – 71

Kulamada uu ciyaaray: 51

Goolasha uu dhaliyey:52

Caawinta uu sameeyey:19

2016 | Lionel Messi (Barcelona) – 79

Kulamada uu ciyaaray: 51

Goolasha uu dhaliyey:51

Caawinta uu sameeyey:28

2017 | Lionel Messi (Barcelona) – 69

Kulamada uu ciyaaray: 57

Goolasha uu dhaliyey:50

Caawinta uu sameeyey:19

2018 | Lionel Messi (Barcelona) – 73

Kulamada uu ciyaaray: 49

Goolasha uu dhaliyey:47

Caawinta uu sameeyey:26

2019 | Lionel Messi (Barcelona) – 62

Kulamada uu ciyaaray: 48

Goolasha uu dhaliyey:45

Caawinta uu sameeyey:17

2020 | Robert Lewandowski (Bayern Munich) – 60

Kulamada uu ciyaaray: 39

Goolasha uu dhaliyey:45

Caawinta uu sameeyey:15

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More