Xaad oo ka hadlay qaabkii loo qoray dhallinyarada loo qaaday…

Muqdisho (Axadle) – Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha wax ka qoray ciidamada Soomaaliya ee tababarka loogu qaaday dalka Eretria ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrintaan iyo halka loo sheegay in markii hore ciidamadaan loo qaadayo. Nabadoonka oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa qirtay inuu damiin ka ahaa 44 dhallinyaro oo kamid ah ciidamada ay hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka u sheegtay in tababar ciidan loogu qaadayo…

Bandits kidnap 80 students, kill police in

Gunmen have killed a police officer and abducted more than 80 students and five teachers from a school in the Nigerian state of Kebbi, police, residents and teachers said. The attack is the third mass kidnapping in three weeks in northwestern Nigeria, which the authorities have attributed to armed bandits seeking ransom payments. Usman Aliyu, a teacher at the school, said armed men took more than 80 students, most of them girls. "They killed one of (the police), broke through the gate and went…

WAR CAD: Sergio Ramos Oo Si Badheedh Ah U Sheegay LABA Kooxood Oo

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday tiraba laba kooxood oo uusan ku biirayn kaddib markii dhawaan si rasmi ah loo xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxdaas dhammaadka bishan June oo uu heshiiskiisii hore dhacayo.Ramos ayaa Real lasoo qaatay 16 sano oo cajiib ah oo uu koobab 22 ah kula soo guuleystay isaga oo sanadihii ugu dambeeyay ahaa kabtanka udub dhaxaadka u ahaa guulahooda.Kaddib mudo bilo ah oo uu shaki ku jiray mustaqbalkiisa isla markaana ay heshiis kordhin isku fahmi la’aayeen madaxweyne…

Nathans Evans records ‘Flower of Scotland’ for Euro 2020

Scottish singer-songwriter Nathans Evans with several platinums has recorded an inspiring rendition of 'Flower of Scotland' ahead of his country's huge Euro 2020 collision with England.The Scots are at their first international tournament in 23 years and the match against England at Wembley has been one of the most anticipated matches in the entire competition since the group was originally made back in November 2019.Scotland lost their opening match against the Czech Republic as a result of two Patrik Schick goals on an…

England 4-1 Netherlands: England’s best result ever

"It's getting better and better and better!"- Martin TylerEngland have a nasty habit of making us all believe they have a real chance of succeeding at international tournaments.Whether it is a thumping victory in the friendly match before we go to the said tournament or an extensive march through the qualifiers, it does not take much for us to start dreaming.Euro 96 was very different.Teddy Sheringham celebrates hanging out with the Netherlands / Getty Images / Getty ImagesAs a host country, there would be no qualifying…

Wembley risks losing the Euro 2020 semi-final and final

Wembley could be abolished its host status for the holidays and finals of Euro 2020, if the British government does not allow quarantine exemptions for traveling fans and officials. London is one of the 11 host cities for the tournament and will host England's clash with Scotland on Friday, having already conceded their 1-0 victory over Croatia on Monday. Wembley will play a bigger role as the tournament continues: in addition to the three group stage matches, it is in a row to host two rounds of 16 matches, both the…

Midowga Yurub oo qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah ciidama…

Muqdisho (Axadle) – Sida laga soo xigtay qaar ka tirsan warbaahinta dalka Kenya, Midowga Yurub ayaa dhimay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM, kaasoo wax ka badan 10 sano ka socda gudaha Soomaaliya. Midowga Yurub ayaa dhimay 66% oo kamid ah lacagihii uu siin jiray howlgalka lagula dagaalamo ururka Al-Shabaab ee awoodda ku leh gudaha Soomaaliya, waxayna gaareysaa lacagta la dhimay in ka badan $45…

Chelsea Oo Daafac Cajiib Ah Heshiis La Gaarey, Liverpool Oo

Everton ayaa doonaysa inay sii wado doonisteeda saxeexa daafaca dhexe ee Wolves iyo England ee Conor Coady. (Football Insider)Chelsea ayaa doonaysa inay xidhiidh wanaagsan la samaysato Borussia Dortmund maadaama oo ay rabaan saxeexyada laba kamida xiddigaha ugu wanaagsan kooxdaas oo kala ah Erling Haaland iyo Jude Bellingham. (Star)Manchester United ayaa dalab furitaan ah oo 50 Milyan oo pound ah ka gudbisay 28 sano jirka daafaca dhexe ee Real Madrid ee Raphael Varane balse Madrid ayaa 80 Milyan oo pound ku doonaysa iibka…

James and Shaw start England’s match against Scotland

Gareth Southgate is expected to make the changes for England's European Championship 2020 match against Scotland on Friday night, with Reece James and Luke Shaw both likely drafting start XI.The Three Lions chief's team sheet for his team's first outing of the tournament against Croatia included some surprise picks, with Kieran Trippier placed to the left of a back four and Kyle Walker on the opposite side.Many had expected James to become England's first-back since his star season with Chelsea, while Shaw was rumored to be…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More