Dalabyada Aan Macquulka Ahayn Ee Ilaix Moriba Uu Hordhigay Barcelona &
Barcelona ayaa ugu dambayn gacmaha kor u taagtay, waxaanay u sheegtay in aanay wax heshiis ah u bandhigi doonin oo aanay waqti dambe ku lumin doonin la hadalkiisa. Xiddiga da’da yar ee Ilaix Moriba ayaa dalabyo waalli ah hordhigay kooxdiisa Barcelona xilli uu qandaraaskiisu dhamaad yahay oo 11 bilood oo kali ahi ka hadhsan yahay xilliga uu xorta ka noqonayo.Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa isku dayay inuu Ilaix Moriba ku qanciyo inuu sii joogo Camp Nou oo uu saxeexo heshiis cusub, laakiin 18 jirkan ayaa…