Si lamid ah kooxaha kale ee qaarada Yurub, ganacsiga suuqa xagaagan ee Manchester United ayaa ah mid si gaabis ah u socda sababtoo ah tartanka Euro 2020 ee qaaradaas ka soconaya haatan.Waxa adag in heshiiska maalmahan Euro ay socoto si rasmi ah loo dhammeeyo balse waxa wali muuqda shaqooyin badan oo ka soconaya daaha dabadiisa.Afar xiddig oo hadda saxeexyadooda loo arko kuwo macquul ah oo ay samayn doonto Man United ayaa kala ah Jadon Sancho, Kieran Trippier, Raphael Varane iyo Tom Heaton iyadoo heshiisyo kale oo la hadal…