Al-Shabaab oo weerar ku qaaday ciidamada Kenya + khasaaraha …
Nairobi (Axadle) – Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar jidgal ahaa oo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen deegaanka Ceelqaalow oo hoostaga magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari.
Wararka ayaa sheegaya in weerarkaasi oo ahaa mid culus lala beegsaday kolonyo ay la socdeen ciidan ka tirsan milatariga iyo kuwa Booliiska, xilli ay ku socdaalayeen halkaasi.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa…