Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Waxa Ay Wargeysyada Yurub
Manchester United ayaa ku dhaw inay Real Madrid kula heshiiso saxeexa daafaca dhexe ee Raphael Varane, heshiiska ayaa 42 Milyan oo pound ku qabsoomaya. (Marca)Taas bedelkeeda waxa macquul ah in Varane uu adeegsanayo xiisaha Man United si uu heshiis cusub oo qaali ah uga helo Real Madrid. (Mirror)United ayaa sidoo kale doonaysa saxeexa daafaca Sevilla ee Jules Kounde kaddib marka ay dhammaysto saxeexa Varane. (Mail)Manchester City ayaa rajaynaysa inay toddobaadkan horumar ka samayso doonisteeda Harry Kane oo Tottenham ka…