Nin Sheegtay Inuusan Lab Iyo Dheddig Aheyn Oo U Ciyaaraya Xulka
Xulka kubada cagta gabdhaha Canada waxaa ku jira nin 25 sanno jir ah oo sannad ka hor shaaciyay inuusan lab iyo dheddig midna aheyn, waana shaqsigii ugu horeeyay ee sidiisa oo kale ah ee loo ogolaado ciyaaraha Olimbikada.Quinn oo ku dhashay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sannad ka hor ku shaaciyay bogiisa Instagram uusan aheyn lab ama dhedig midna.Wuxuu ka qeyb qaatay kulankii furitaanka ciyaaraha Tokyo isagoo u dheelay xulka gabdhaha Canada.Waxaa lagu soo bilaabay kulankii habeenka Arbacada ee ay Canada barbaraha…