Ma Aha Zuma & Emerson, Chelsea Oo Ogaatay Xiddiga Ay Doonayso Sevilla
Chelsea ayaa Khamiistii shalay heshay jawaabta dalab ay ka gudbisay difaaca Faransiiska ah ee Jules Kounde oo u ciyaara Sevilla, waxaana loo sheegay in aanu Kurt Zouma ahayn sheeko qaban karta meesha balse ay la yimaaddaan lacagta ku xidhan qandaraaskiisa, laakiin taasi ma aha go’aanka ugu dambeeya ee Sevilla.Tababare Thomas Tuchel oo ay ka go’an tahay sidii uu u difaacan lahaa Champions League oo ay xilli ciyaareedkii dhowaa ku guuleysteen, waxa raadinayaa xiddigihii ka caawin lahaa in uu hammigiisa suurtogeliyo, iyadoo ay…