Waa Kuwan Afarta Xiddig Ee Ay Barcelona Sida Gaarka Ah Uga Dalbatay
Madaxweyne Joan Laporta ayaa u muuqda mid samaynaya waxkasta oo ay ku qaadanayso si uu iskugu dheeli tiro dhaqaalaha kooxdiisa waxaana ay haatan mushahar dhimis ka codsadeen tiro kooban oo ciyaaryahanada kooxdaas ah.Xiddigaha ay Barca ka dalbatay in dib u eegis lagu sameeyo mushaharka ay qaataan ayaa kala ah afarta kabtan ee Gerard Pique, Sergio Busquets, Jordi Alba iyo Sergi Roberto sababtoo ah in mushaharkoodu yayahay mid sarreeya.Barcelona ayaa isbedelo mushahar oo kala duwan in lagu sameeyo ka codsatay iyadoo loo eegayo…