Gareth Southgate thanks fringe player after Ukraine’s victory

Gareth Southgate thanked England's unused substitutes for the role they play in maintaining the "phenomenal" team spirit on Saturday night, following the Three Lions' 4-0 trashing of Ukraine. A Harry Kane stay and goals from Harry Maguire and Jordan Henderson drove England into the semi-finals of Euro 2020, with the players on the pitch delivering the most convincing display of the tournament to date.Southgate thanked players like Coady for keeping the team spirit / Michael Regan / Getty ImagesBut Southgate was quick to…

Ethiopia’s Tigray disaster: insurgent resurgence questions Abiy

Ethiopia's Tigray crisis: rebel resurgence questions Abiy Ahmed Rebel capture of Tigray's capital Mekelle is a milestone in the eight-month conflict in northern Ethiopia, which has killed thousands and left millions in desperate need of food and other assistance. Will this be a turning point in the war? The Ethiopian government withdrew its troops after months of fighting, sparking celebrations…

Ma I Daawanaysaa Mourinho? – Luke Shaw Oo Xalay Wacdarro Ku Dhigay

Daafaca bidix ee kooxda Manchester United iyo xulka England ee Luke Shaw ayaa xalay qaab ciyaareed heer sarre ah kasoo sameeyay wareega siddeeda ee tartanka Euro kulan ay guul weyn ka gaadheen Ukraine oo ay caasimada Talyaaniga ee Rome ku kulmeen.Arrinta xiisaha gaarka ah u yeeshay qaab ciyaareedka Luke ayaa ahayd inuu ku ciyaarayay garoonka Stadio Olimpico oo ah gegida kooxda cusub ee Jose Mourinho ee AS Roma xilli uu waliba Mourinho shalay Jimcihii ka degay magaaladaas.Luke ayaa laba gool caawiye ka ahaa afartii gool ee…

GOLDEN BOOT: Tartanka Gool-Dhalinta Ee Euro, Xiddig Aan Cidi Filayn Oo

Goolkii uu xalay weeraryahanka xulka qaranka Czech ee Patrick Schick ka dhaliyay dhigiisa Denmark ayaa ka dhigan inuu haatan hoggaanka goolasha tartanka Euro 2020 la wadaagayo Cristiano Ronaldo oo markii hore kaligii safka hore fadhiyay.Goolkaas uu Schick kasoo dhaliyay Denmark ayaan xulkiisa ugu filnaan inay wareega afar dhammaadka ee tartanka gaadhaan xilli xulkii ku guuleystay Euro 1992 uu sidaas ugu gudbay heerka xiga balse goolkaas ayaa ugu yaraan Schick ka caawiyay inuu soo qabto Ronaldo.Ronaldo iyo Schick ayaa hadda…

Ciidamada DF Soomaaliya iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay dule…

Dhuusamareeb (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in dagaallkaasi uu xoogiisa uu ka dhacay dhanka koonfureed ee duleedka magaalada Dhuusamareeb oo caasimad u ah Galmudug, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal muddo qaatay, kaas oo la’isku adeegsaday hubka…

the federal government suspends an LGBT social gathering

Madagascar's Interior Ministry interrupted an LGBT party in a bar in the capital to "undermine good morals" and "stimulate outbreaks", according to the protocol. A severe blow to society in a country that is hostile to sexual minorities. as reported from Antananarivo, Laure VerneauThis is the first time that an LGBT party has…

Xaaji Warsame oo war kasoo saaray dagaalkii Beledweyne

Beledweyne (Axadle) – General buukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha golaha la magac-baxay Kacdoonka Hiiraan ayaa faah faahiyey dagaal u dhexeeyey maleeshiyaadkiisa iyo ciidamada dowladda oo saaka ka dhacay Beledweyne. Xuud oo wareysi gaar ah siiyey Radio Mustaqbal ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaasi uu geystay khasaare kala duwan, wuxuuna qiray inay dhankooda uga dhaawacmeen 2 askari. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dagaalka ka qarxay Beledweyne uu yimid, kadib markii sida uu sheegay looga baxay heshiis ay…

RASMI: Isku Aadka Wareega Afar Dhammaadka Ee Copa America Oo Samaysmay

Waxa soo dhammaaday wareega siddeed dhammaadka ee tartanka Copa America iyagoo afarta xul ee iskugu soo gudbay heerka afar dhammaadka ay kala yihiin Brazil, Argentina, Peru iyo Colombia.Habeen hore ayay ahayd markii Brazil ay guul 1-0 ah kusoo baxeen iyaga oo kasoo talaabsaday Chile halka Peru ay booskooda ay rigoorayaal kaga soo xaqiiqsadeen Paraguay oo ay 3-3 isku dhaafi waayeen 120 daqiiqo.Xalay ayay Argentina dhinaceeda natiijo 3-0 ah kusoo jiidhay Ecuador iyadoo Lionel Messi uu laba caawimo iyo gool soo sameeyay halka…

Wararkii ugu dambeeyey dagaal saaka ka qarxay Beledweyne

Beledweyne (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka dagaal uu ka qarxay bartamaha magaalada, kaas oo u dhexeeyey ciidamada ammaanka iyo maleeshiyaad taabacsan Janaraal Abuukar Xuud. Dagaalka xoogiisa waxa uu ka dhacay xaafadaha Nuur Xawaad iyo Dhagax Jabis, kadib markii ay gudaha u galeen maleeshiyaadka uu wato Xuud oo kasoo horjeedo HirShabelle. Wararka ayaa sheegaya in iska hor imaad muddo…

Jose Mourinho Oo Digniin U Diray Xulka England Kaddib Guushii Weynayd

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa digniin u diray xulka qaranka England kaddib markii ay xalay karbaash ku dhufteen Ukraine, una gudbeen semi-finalka Euro 2020.Xulka lagu naanayso Three Lions ayaa gaadhay semi-finalka markii u horreysay tan iyo 1996kii, iyagoo guul 4-0 ah ku gaadhay Ukraine oo ay ku wada ciyareen magaalada Rome ee waddanka Talyaaniga.Harry Kane ayaa u dhaliyey laba gool, Jordan Henderson iyo Harry Maguire ayaa iyaguna shabaqa soo taabtay, xilli uu Raheem Sterling goolal la’aan ku…