PSG fans are protesting against the club’s move for Paul Pogba

Fans of Paris Saint-Germain have hung banners outside the club's training ground and Parc des Princes, protesting against the tough pursuit of Manchester United's Paul Pogba.It was recently revealed that the French international's time at Old Trafford may end with the Red Devils ready to cut ties with the Premier League's most expensive signing ever, after rejecting their latest bumper contract.With just one year left on their current deal, United risk losing him for free next summer if an agreement cannot be reached - a…

Arsenal Oo Xiddig Weyn Xaraashaysa Si Ay Mid Chelsea Ah U Hesho, City

Chelsea ayaa la filayaa inay dalab 130 Milyan oo pound ah ka gudbiso Erling Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan kaddib markii uu mulkiile Roman Abramovich go’aamiyay inuu lacag rekoodh ah ugu dhaqaaqo. (Football Insider)Inter Milan ayaa ugu yaraan 102.5 Milyan pound ka dalban doona Chelsea haddii ay ka doonaysa Romelu Lukaku oo ay saxeexa Haaland awoodi waayaan.(Metro)Manchester City ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Jack Grealish isla markaana rajaynaysa inay 90 Milyan oo pound u bandhigto Aston Villa. (Football…

the city of Zongo, which borders Bangui, celebrates its

In the Democratic Republic of the Congo, the city of Zongo, which borders the capital of Central Africa, in the far north of the country, celebrated its fifty years of existence on Friday. Many personalities from the province of Equateur but also from Bangui attended the ceremony as mayors of the two cities, financially highly dependent on each other, who signed a memorandum of understanding to…

disillusionment for Ibrahima Diaw, table tennis player

Ibrahima Diaw was the first Senegalese to qualify for the Olympic table tennis tournament, but hoped to shine at the Tokyo 202 Games. But he was eliminated in the first round by Singaporean Zhe Yu Clarence Chew4 innings to 2. From our special correspondent in Tokyo,“I would like to have the colors in Senegal in a better way.…

Mushaharka Lama Filaanka Ah Ee Uu Jadon Sancho Ka Qaadan Doono Man

Da’yarka cusub ee kooxda Manchester United ee Jadon Sancho ayaa mushahar wanaagsan ku qaadan doona kooxdiisa cusub balse mushaharkaas ayaan ahayn mid u dhaw wixii ay hore saxaafadu u sheegaysay.Sancho ayaa sheegay inuu doonayo inuu United kusoo celiyo wakhtigeedii wanaagsanaa kaddib markii shalay si rasmi ah kooxdu u shaacisay heshiis 73 Milyan oo pound ah oo ay kula soo wareegtay.Jadon ayaa Red Devils u saxeexay heshiis shan sano ah oo gaadhsiisan ilaa 2026 isla markaana ay kooxdu sanadka lixaad ku dari karto haddiiba ay u…

Ilhaan Cumar oo soo saartay dalab la xiriira duqeyntii gobol…

New York (Axadle) – Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyntii ay todobaadkan dowladda dalkaasi ka fulisay gudaha Soomaaliya, gaar ahaan deegaano dhaca koonfurta gobolka Mudug. Ilhaan Cumar oo su’aallo ka keentay duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya ayaa sheegtay in loo baahan yahay in baaris lagu sameeyey duqeyntii u dambeysay, si loo helo macluumaad dhammeystiran oo ku saabsan…

RASMI: Xaraashka Da’yarta Chelsea Oo Sii Socda, Midkii Afraad Oo Baxay

Kooxda dhawaan usoo dalacday horyaalka Premier League ee Brentford ayaa shaacisay saxeexa khadka dhexe ee Myles Peart-Harris oo ay heshiis afar sano ah kagala soo saxeexdeen dhinaca dhigooda Chelsea heshiis afar sano ah.Tan ayaa ka dhigan in kooxda Chelsea ay halkeeda kasii wado inay xagaagan kala dirto qaar badan oo kamida xiddigaha da’yarteeda ee kuliyadeeda kasoo baxay.18 sano jirkaas ayaa labada kooxood ee galbeedka London wada degen ugu kala wareegay qiimo aan la shaacin, kooxda lagu naanayso shinida ayaan haysata…

Maxaa la gudboon Rooble, kadib tallaabadii uu shalay qaaday?…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shalay xilal ka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsanaa hay’adda NISA ayaa helay boggaadin iyo taageero ay u muujiyeen shacabka & siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta taageeray go’aanka Rooble ayaa shaaca ka qaaday in ra’iisul wasaaraha uu u hiiliyey sarreynta sharciga, isla-markaana waxa uu kula taliyey inuu kusii…

Ilhan Omar challenges Biden’s admiration for brand new airstrikes in

Ilhan Omar challenges Biden's admiration for new airstrikes in Somalia WASHINGTON - Somali-born US congressman Ilhan Omar is now disputing new airstrikes in Somalia by the US Africa Command, which has helped the Horn of Africa nation contain the threat of Al- Shabaab over the past two years. This comes after Tuesday's airstrike by the United States that targeted suspected members of Al-Shabaab…

CAJIIB: Real Madrid Oo Ku Farxi Doonta Haddii Maamulka La Liga

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay fahmi doonto isla markaana aysan wax weyn u arki doonin haddiiba maamulka horyaalka La Liga uu kooxda ay xifaaltamaan ee Barcelona ka caawiyo inay heshiis cusub ka saxeexato Lionel Messi.Qandaraaska uu Leo kula joogay Barcelona ayaa ah mid dhacay bishii hore isaga oo haatan koox la’aan ah mudo 24 maalmood ah isla markaana ay wali kooxdu wax awood ah u yeelan la’dahay inay mid cusub ka saxeexato.Caqabada ayaa ah in Barca ay gaadhay xadiga ugu sarreeya ee mushahar bixinta…