Waa Kuma Xiddiga Ay Liverpool Ogolaatay Inay Bixiso Lacagta
Waxa aynu kusii dhawaanaynaa bilawga xilli ciyaareedka cusub, jamaahiirta Liverpool ayaa rajaynaya ugu yaraan hal ama laba saxeex oo kale kahor kulanka Norwich City ay la balansan yihiin 14-ka bisha August.Liverpool ayaa haatan markale si xoogan loola xidhiidhinayaa khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid kaddib markii uu bur-buray heshiiskii uu Barcelona ugu wareegayay.Xiddiga Spanish-ka ah ayaa u muuqda bedelka ugu haboon ee ay Liverpool u heli karto Georginio Wijnaldum waxaana hubaal ah inuu boosas badan oo kala duwan…