Thomas Tuchel Oo Isbeddel Ku Samaynaya Qaabka Ay U Ciyaarto Chelsea
Chelsea waxay ku ciyaari doontaa qaab ka duwan midkii hore ikyo shaxda uu tababare Thomas Tuchel kusoo galo oo iyadana isbeddel ku iman doono, kaddib markii uu Stamford Bridge yimid Romelu Lukaku oo jabiyey rikoodhkii iibka Chelsea.Weeraryahanka reer Belgium ayaa toban sannadood kaddib dib ugu soo laabtay Chelsea, iyagoo £97.5 milyan oo Gini kasoo bixiyey, waxaana uu seegay kulamadii UEFA Super League iyo Crystal Palace, laakiin tababare Tuchel ayaa go’aan ka gaadhi doona haddii uu kusoo bilaabayo ciyaarta usbuuca…