England Euro 2020: Gareth Southgate’s selection dilemma

So far, Gareth Southgate has barely made a foot mistake at Euro 2020.The England boss has stuck to his guns despite the clamor for players like Jack Grealish and Phil Foden to get more playing time, and while the Three Lions campaign may not always have been exciting, they are exactly where they want to be with another game in the tournament . You probably do not need to remind yourself that Italy is the only team that stands between England and European Championship glory, and Southgate is starting on the biggest day in…

Garabka Cabdi Xaashi ee guddiga doorashooyinka oo doortay gu…

Muqdisho (Axadle) – Xubnaha guddiga doorashada kuraasta xildhibaanada gobollada waqooyi ee Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan garabka uu soo magacaabay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa iska dhex doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Garabkaan oo ka kooban afar qof ayaa guddoomiye u doortay Suleyman Caydiid Cismaan, halka gudoomiye ku xigeen ay u doorteen Cabdishakuur Abiib Hayir. Doorashadaan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo…

Bamako protests against critical comments from

Bamako "protested strongly" on Saturday, July 10, against critical comments against Nigerian President Mohamed Bazoum's coup-led military, saying they were "against friendship and brotherhood" between the two countries. The Nigerian head of state on Friday criticized in Paris the tendency of the colonel in Mali to take power…

Kabtanka Cusub Ee Real Madrid Oo Waraysigii U Horreeyey Bixiyey & Waxa

Kabtanka cusub ee Real Madrid ee Marcelo ayaa bixiyey waraysigii ugu horreeyey kaddib markii uu xilka kooxdaas ka beddelay Sergio Ramos oo ka tegay xagaagii, waxaana uu ka hadlay arrimo muhiim ah oo la xidhiidha shaqadiisa, masuuliyadaha saaran iyo sidii uu u arkay iscasilaaddii Zinedine Zidane.Marcelo oo ay da’diisu tahay 33 jir ah ayaa sida uu sharciga kooxdu dhigayo, waxa uu si toos ah u noqday kabtanka cusub ee dhaxlaya Sergio Ramos, maadaama uu yahay ciyaartoyga labaad ee ugu waqtiga dheer. Laacibkan ayay u tahay…

Queen Elizabeth writes a letter to Southgate

Queen Elizabeth has written an encouragement and compliment to Gareth Southgate and his players in England and sent her "congratulations" and "good wishes" for the Euro 2020 final against Italy on Sunday night. This group of players is the first to reach a grand final in an international tournament since the World Cup winning side in 1966, which Queen Elizabeth herself was there to congratulate 55 years ago. And Her Majesty has written a letter to Coach Southgate and his stars, congratulating them on their achievements and…

RIKOODH: Lacagta Kasoo Xerootay Kulanka England vs Italy Ee Finalka

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa lacagtii ugu badnayd ka helaya kulanka finalka Euro 2020 ee England iyo Italy wada ciyaarayaan fiidnimada Axadda habeen dambe, waxaana inta ugu badan lacagtan soo xareeyey taageereyaasha Ingiriiska ee jibbada iyo hamuunta u qaba in ay arkaan xulkooda oo final ciyaaraya.Gareth Southgate ayuu xulka dalkiisu u dagaallamayaa finalkii ugu horreeyey ee Euro ah, halka ay u tahay markii u horreysay ee ay final gaadhaan tan iyo koobkii adduunka 1966kii, waxaanay arrintan ku xaqiijisteen…

Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray Villa Somalia – Caasimada On…

Muqdisho (Axadle) – Dhowr hoobiye oo aan la garaneyn halka laga soo riday ayaa hadda ku soo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho. Ugu yaraan shan hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha madaxtooyada, illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay. Sidoo kale lama garanayo meesha laga soo riday hoobiyeyaashaan, waxaana dadka ku nool xaafadaha ku hareereysan…

DEG DEG: Hoobiyeyaal lagu garaacay Villa Somalia

Muqdisho (Axadle) – Dhowr hoobiye oo aan la garaneyn halka laga soo riday ayaa hadda ku soo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho. Ugu yaraan shan hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha madaxtooyada, illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay. Sidoo kale lama garanayo meesha laga soo riday hoobiyeyaashaan, waxaana dadka ku nool xaafadaha ku hareereysan madaxtooyada soo wajahday cabsi xoog leh. Wixii ka soo kordha kala soco Axadle.

How Arsenal could line up with Albert Sambi Lokonga

Transfer gossip columns may not be your cup of tea. And if so, there is every reason to believe that Arsenal's potential spending summer may have passed you by.So to give you a brief overview of where we are so far, Nuno Tavares is through the Emirates Stadium door and signed, while there are a host of other players linked, tipped or expected to follow and move to north London.One such player who is now a dead CAC to join Tavares is Anderlecht Albert Sambi Lokonga. A talented 22-year-old who is more than capable at both…

Fans give the players a warm broadcast for the final

England supporters took to the streets to give their heroes a memorable broadcast on Saturday night as players left St George's Park for London, ahead of Sunday's huge Euro 2020 final against Italy. The Three Lions have been looking forward to the match since beating Denmark 2-1 on Wednesday night, and the coaching staff has put the finishing touches on their preparation for the country's first major final in 55 years. And Three Lions supporters came out in hundreds to wish the players good luck on their trip to London,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More