Galmudug oo ciidamo fara badan u dirtay deegaanka Wisil – Ca…
Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Wisil oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weeraray halkaasi.
Dadka deegaanka ayaa weli cabsi ka muujinayo in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadama ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo milatari oo iska soo horjeedo.
Galmudug ayaa sidoo kale ciidamo dheeraad ah u dirtay Wisil, si ay…