Dagaal qaraar oo Galmudug ka dhacay, sarkaal sare

Bacaadweyn (Axadle) – Dagaal u dhaxeeyey ciidanka daraawiishta Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhwaacba leh, iyadoo Al-Shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalkaas. Inta la xaqiijiyey shan askari oo ka tirsanaa daraawiishta Galmudug iyo sarkaal sare ayaa ku geeriyooday dagaalka, kadib markii Al-Shabaab ay galabta weerar culus ku qaadeen fariisin ay…

The strangest jersey numbers in football history

In a game that continues to evolve away from what happens to a ball at a player's feet, jersey numbers are a long-awaited part of a team's season.Whether it's waiting to see what number a new signing has taken, or seeing if a young talent has managed to throw down the order, the squad numbers have moved away from the traditional 1-11 meaning and can tell more about what is thought on some players.Players themselves also like to have their say about it. And while it's cool that they care, some people care a little too much.…

Spurs revive Kurt Zouma’s interest

Tottenham have renewed their interest in Chelsea midfielder Kurt Zouma, a player valued at £ 25m by the Blues and who has already been the subject of recent interest from West Ham.Zouma's Chelsea future became uncertain during the second half of last season when Thomas Tuchel restored faith in Antonio Rudiger and Andreas Christensen, both of whom had previously fallen out of favor under former coach Frank Lampard.Zouma has since also ended up after home-made talent Trevoh Chalobah in the hacking order and was an unused…

Martial Iyo Lingard Oo Goolal Dhaliyey, Xiddig La Illoobay Oo Saftay

Manchester United ayaa guul weyn ka gaadhay ciyaar saaxiibtinimo oo ay maanta isku heleen kooxda ay horyaalka Premier League ka wada ciyaaraan ee Burnley kulan ay bandhig fiican sameeyeen xiddigaha la illoobay ee Jesse Lingard iyo Anthony Martial, xilli garoonka uu soo galay xiddigga ku dhowaad labad sannadood garoomada ka maqnaa ee Phil Jones.Ciyaartan oo ak dhacday garoonka Old Trafford oo cidlo ahaa, isla markaana aan loo ogolayn taageereyaasha waxay Manchester United ku badisay 3-1.Red Devils oo Sabtidii 5-1 ku garaacday…

Liverpool News: Andrew Robertson injury update

Liverpool left-back Andrew Robertson already appears to be back in light training after an ankle injury suffered during the pre-season earlier this month.The injury, which was later confirmed to be a ligament injury, was written off by Robertson from Liverpool's first weekend in the win against Norwich and was expected to cast doubt on the club's remaining two games in August until the September break in September.? pic.twitter.com/1AYZRxcnWX- Andy Robertson (@ andrewrobertso5) August 17, 2021But Robertson has shared a…

RASMI: Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Saxeexeedii Ugu Horreeyey Intii Uu

Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexii ugu horreeyey ee ay samayso tan iyo markii uu ka tegay kabtankeedii Lionel Messi oo toddobaad ka hor uga wareegay PSG, kaddib markii ay u sheegtay in duruufo dhaqaale darteed aanay heshiis cusub siinayn.War-saxaafadeed ay soo saartay Barcelona ayay ku sheegtay, in ay dib ula soo saxeexatay ciyaartoygeedii hore ee difaaca uga ciyaari jiray ee Guillem Jaime oo u saxeexay heshiis sannad ah.Guillem Jaime oo ay da’diisu tahay 22 jir, kana soo baxay kulliyadda da’yarta ee La Masia…

Arrimihii ay Taalibaan kaga dhowaaqeeen shir

Kabul (Axadle) – Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada, waxayna ku dhowaaqeen inay doonayaan xiriir nabadeed oo ay la yeesheen dalalka kale ee caalamka. “Ma dooneyno cadow gudaha iyo mid dibedda ah,” waxaa sidaas yiri afhayeenka kooxda Zabihullah Mujahid. Zabihullah Mujahid wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday in xuquuqda haweenka lagu ilaalin doonin…

Mourinho praises ‘ambitious’ Abraham after Roma switch

Jose Mourinho hailed the ambition displayed by Tammy Abraham after the forward joined Roma from Chelsea on Tuesday. Abraham has signed a five-year contract with the Serie A club to fill the void left by Edin Dzeko's departure from Inter. Roma have paid 40million euros (£ 34.1million) to secure the services of a player who made his Chelsea debut in 2016 and has played six times for his country. Mourinho believes leaving the Premier League for a new challenge shows Abraham has high aspirations. "With Tammy, I prefer to…

Jose Mourinho praises Tammy Abraham’s transfer

Roma coach Jose Mourinho has praised Tammy Abraham for showing "ambition" to join the club from Chelsea and describes the transfer of 40 million euros as a "real coup".Abraham scored 30 goals in all competitions in two seasons as Chelsea's number nine, despite starting just 51 games in that time and losing his place almost completely after Thomas Tuchel replaced Frank Lampard as manager at Stamford Bridge in January.The 23-year-old Englishman arrives in Rome to fill the shoes of the late veteran Edin Dzeko, who has joined…

Arsenal news: Ramsdale valued at £ 100 million

Arsenal are back in talks with Sheffield United over a deal with goalkeeper Aaron Ramsdale, although Blades boss Slavisa Jokanovic has warned he is valued at £ 100m.Mikel Arteta's side has been linked with a goal for a goalkeeper for a few months now, initially aimed at Ajax stopper Andre Onana.They then turned their attention to Ramsdale in recent weeks, although it seemed that Arsenal had backed out of the negotiations due to Sheffield United's steep starting price.But football.london reports that talks about Ramsdale are…