Erling Haaland Oo Go’aan Rasmi Ah Ka Gaaray Mustaqbalkiisa Xilli
Chelsea ayaa niyadjab xoogan la kulantay ka dib markii Erling Haaland uu maanta shaaciyay inuu qorsheynayo inuu xilli ciyaareedka soo socda u sii dheelo Borussia Dortmund.Blues ayaa ka dhigatay Haaland bartilmaameedkooda koowaad ee xagaagan, waxayna ka fiirsanayaan inay ka gudbiyaan dalab 135 milyan ginni ah ka dib markii laga soo diiday dalab ka koobnaa kaash iyo ciyaaryahano.Si kastaba, xiddigaan weerarka ka dheela ayaa sheegay maanta inuu qorsheynayo inuu sii joogo Dortmund isagoo shaaciyay inuu sugi weysan yahay inuu ka…
