the leader of the shiite minority was released and

Released and released after more than five years in prison, Sheik Ibrahim Zakzaky and his wife were released on Wednesday, July 28, 2021 by the court in Kaduna, in the north of the country. The founder of the Islamic Movement in Nigeria (MIN), a Shiite political and religious movement, was charged with murder after violence that erupted alongside a religious procession in the city of Zaria in 2015.…

Real Madrid Oo Saacadaha Soo Socda Ku Dhawaaqaysa Saxeex Ay Ka

Real Madrid ayaa saacadaha soo socda ku dhawaaqaysa saxeex ay kaga jawaabayso labadii difaac dhexe ee ka tegay ee Sergio Ramos iyo Raphael Varane oo PSG iyo Manchester United u tegay.Tababare Carlo Ancelotti iyo Madaxweyne Florentino Perez ayaa la filayaa in maanta ay kasoo garab muuqdaan doonaan Dani Carvajal oo qalinka ku duugi doona heshiis cusub oo uu ku kordhinayo qandaraaskiisa.Carvajal oo sannad kali ahi ka hadhsan yahay dhamaadka qandaraaskiisa ayay Madrid ka baqaysaa in uu kaga tago sidii Ramos oo kale amaba uu ku…

bad day for the Democratic Republic of Congo, hope

Congolese fighters were expected this Thursday, July 29, but David Tshama Mwenekabwe in boxing and Marie Branser in judo did not manage to win to continue their tournament. South African swimmers and hockey players lit up the dull day for African athletes. BOXINGA day without African boxing. After passing the preliminary round…

No bid was made for Onana

Ajax manager Marc Overmars has revealed that he has not had any contact with Arsenal due to a possible transfer to goalkeeper Andre Onana.The Gunners were strongly linked with Onana during the summer, when it was revealed that Mikel Arteta is keen to shake up the posts, but these links have since faded when Arsenal have instead turned to Sheffield United's Aaron Ramsdale.Arsenal focus on Ramsdale / Marc Atkins / Getty ImagesAs Ramsdale is likely to cost more than £ 30m, many fans have called on Arsenal to resume interest in…

Waa Kuma Labadii Xiddig Ee Manchester United Ee Uu Aadka U Necbaa

Rafael da Silva ayaa sheegay in Steven Gerrard uu aad u necbaa isaga iyo walaalkiis ay mataanaha yihiin Fabio da Silva markii ay labada xiddig joogeen Manchester United.31 jirkaa reer Brazil ee ka ciyaara daafaca midig ayaa Old Trafford tagay sannadkii 2008, wuxuu lix sannadood ku qaatay Man United ka hor inta uusan u saxiixin kooxda Lyon sannadkii 2015.Rafael ayaa 170 kulan u saftay Red Devils isagoo la qaaday seddex koob oo Premier League ah iyo hal League Cup.Fabio oo isna United tagay waqti la mid ah waqtigii Rafael ayaa…

update on Luke Shaw’s condition

Manchester United left-back Luke Shaw has been described as "confident" that he will be in good time to play in the club's Premier League opener against Leeds at Old Trafford on August 14.Shaw became one of United's best players last season but played with a wristband at Euro 2020 as a result of a ligament injury before the tournament. He is also believed to have played with broken ribs during the knockout stages and there has been concern about his condition.Shaw reports for training during the season in early August /…

Dani Carvajal agrees to a new contract

Real Madrid defender Dani Carvajal has agreed on an extension of his contract with the club, which promises to keep him at the Bernabeu until at least the summer of 2025.Carvajal's previous contract had expired next year, but this new deal now secures his long-term future at his boys' club.?? @ DaniCarvajal92 # Carvajal2025 pic.twitter.com/FLn75tsZl1- Real Madrid CF (@realmadrid) 29 July 2021The 29-year-old first joined Real's youth ranks at the age of 10 in 2002 and became a regular for Castilla in 2010 and made the first…

Waa Halkee Booska Uusan Jack Grealish Hore Uga Ciyaarin Ee Uu Pep

Kooxda kusoo guuleysatay Premier League ee Manchester City ayaa kalsooni ku qabta inay Jack Grealish suuqa xagaagan kala wareegi doonto Man City waxaana intaas dheer in tababare Pep Guardiola uu boos cusub ka ciyaarsiin doono sida wargeyska The Athletic sheegayo.Grealish ayaa kooxda uu kabtanka u yahay ee Aston Villa oo ah kooxda uu tan iyo carruurnimadiisii soo joogay uga soo ciyaarayay garabka bidix balse Guardiola ayaa qaba aragti taas ka duwan.Doorka labaad ee uu Grealish ka ciyaari karo ayaa ah No.10 balse aragtida…

the president puts the army in the front line

Tunisia is still awaiting the appointment of a new prime minister when President Kaïs Saïed fired Hichem Mechichi on Sunday. This Wednesday, July 28, 2021, the President made several announcements, including the creation of a crisis unit coordinated by the military to fight Covid-19. With our special correspondent in Tunis,…

Afar Senator oo kusoo baxay doorashadii Kismaayo iyo arrimo …

Kismaayo (Axadle) – Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Kismaayo doorashada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka imaanaya dhinaca Jubbaland, taasi oo ay goobjoog ka ahaayeen guddiga hirgelinta doorashooyinka. Doorashada maanta oo aheyd mid xasaasi ah, islamarkaana billow u aheyd doorashada Aqalka Sare, ayaa kusoo baxay Afar Senator, halka ay ku tartamayeen 9-xubnood, ayada oo qaar kamid ah soo bixistooda ay hore u…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More