Tunisia’s Ghannouchi is calling for democracy

In an interview with Agence France-Presse (AFP), Tunisia's parliamentary speaker Rached Ghannouchi has called for a return to democracy after President Kais Saied's shocking seizure of power over the weekend, the suspension of parliament and the dismissal of Prime Minister Hichem Mechichi. Ghannouchi, also the leader of one of the leading parties in parliament, Ennahdha, lamented the lack of dialogue with the presidency and warned that if no agreement is reached on the formation of a government and the…

Tunisia’s Ghannouchi calls for a return to democracy

In an interview with Agence France-Presse (AFP), Tunisia's parliamentary speaker Rached Ghannouchi has called for a return to democracy after President Kais Saied's shocking seizure of power over the weekend, the suspension of parliament and the dismissal of Prime Minister Hichem Mechichi. Ghannouchi, also the leader of one of the leading parties in parliament, Ennahdha, lamented the lack of dialogue with the presidency and warned that if no agreement is reached on the formation of a government and the…

Xiddigii Talyaaniga Ee Manuel Locatelli Oo Lagu Kala Adkaaday, Arsenal

Kooxda kubadda cagta Sassuolo ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday in xiddigooda khadka dhexe ee Manuel Locatelli ay toddobaadkan ka geli doonaan wada-hadal ay ku iibinayaan, isla markaana uu ka tegi doono kooxdooda.Locatelli oo ka mid ahaa xiddigihii xulka qaranka Talyaaniga ku hoggaamiyey Koobkii Euro 2020, waxa kooxaha doonaysay ka mid Arsenal oo intii aanu tartankaasiba dhamaanin bilowday hawl-galkiisa.Kubbad-sameeyahan labada gool dhaliyey ayaa go’aansaday in aanu sii joogin Sassuolo, isla markaana uu tago kooxaha…

Shabaabkii ugu badnaa oo lagu dilay dagaal ka dhacay Hiiraan…

Buulo Burte (Axadle) – Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gaaraya 31-ruux lagu dilay howlgal ka dhacay Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan. Gen. Tareedishe waxa uu tilmaamay in ay furteen hub ay wateen dagaalamayaasha Al-Shabaab oo kala ah 14 qori oo ah AK-47, hal qori oo ah BKM (Qoryaha Siliska leh), ilaa haatan howlgalkana uu ka socdo Degmada…

Daniel Ek Oo Shaaciyey In Rajadiisii Iibsiga Arsenal Soo Noolaatay

Mulkiilaha barnaamijka SPOTIFY ee Daniel Ek ayaa sheegay in ay soo noolaatay rajadiisii ahayd inuu la wareego mulkiyadda Arsenal kaddib markii Stan Kroenke lagu soo oogay dacwado oo maxkamadda lala galay.Daniel Ek oo u dhashay Sweden, waxa bishii May laga diiday dalab £1.8 bilyan oo Gini ah oo uu ku dalbaday in uu ku iibsado Arsenal, waxaanay waqtigaas Koenke iyo qoyskiisu ku adkaysteen in aanay diyaar u ahayn inay iibiyaan, xilli ay taageereyaasha kooxdu ku mudaharaadayeen oo ay dalbanayeen in ay iibiyaan.Ganacsadaha…

Mauritanian Houleye Ba, a dual institute

Houleye Ba finished last in the 100-meter qualifiers at the Tokyo 2021 Olympics on July 30. Mauretanian, a daily teacher, played her second Olympics after those in Rio 2016. A positive experience for the young woman, after all. From our special correspondent in Tokyo,The important thing is to participate. This maxim, which is…

“285 Maalmood Ka Hor Ayaan Bilaabay Safarka, Way Adag Tahay Inaan

Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa dib ugu soo laabtay garoomada kaddib 285 maalmood oo uu ku maqnaa dhaawac jilibka kasoo gaabay bishii October ee sannadkii hore, kaas oo uu u jiifay muddo sagaal bilood iyo dheeraad ah.Kulan saaxiibtinimo oo ay Liverpool xalay la ciyaartay kooxda reer Germany ee Hertha Berlin ayay Van Dijk iyo Joe Gomez beddel kusoo galeen, waxaanay labadan ciyaartoy ba u ahayd markii u horreysay ee garoomada lagu arko tan iyo dhaawaca gaadhay horraantii xilli ciyaareedkii hore.Van Dijk ayaa kaddib…

satellite images in support of the study

Amnesty International has conducted new research on violence in the English-speaking west of Cameroon. The English-speaking regions are the scene of a deadly conflict between the Cameroonian army and armed separatists, from the country's English-speaking minority. Satellite images confirm testimonies coming back from the ground of civilian crimes, summary executions and destruction of homes.…

Laba cashar oo muhiim ah oo aan ka baranay doorashadii Aqalk…

Muqdisho (Axadle) – Doorashada Soomaaliya ayaa shalay si rasmi ah uga billaabatay magaalada Kismaayo oo lagu doortay afartii senator ee ugu horreeyey ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, ayada oo Jubaland ay noqotay maamulkii ugu horreyey ee meesha ka saaray shaki kasta oo ku saabsan in dalka ay doorsho ka dhici weyso. Doorashada Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Iftin Xasan Baasto, Ilyaas Bedel Gaboose iyo Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More