Meydadka labo wiil oo laga helay magaalada Beledweyne – Caas…

Beledweyne (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa meydadka labo wiil oo walaalo ahaa oo saacadihii lasoo dhaafay meydadkooda laga helay wabiga Shabelle ee mara magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Labada wiil ayaa shalay la waayey, xilli ay ku dabaalanayeen wabiga dhanka Kiliga Waraaballe ee xaafadda Howlwadaag , sida ay sheegeen dadka deegaanka. Wararka ayaa sheegaya in haatan labadaas wiil meydadkooda laga helay…

Liverpool Oo Iibinaysa Difaaceedii Cusbaa Ee Ay Lacagta Kasoo Bixisay

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iibinaysa difaaceedii cusbaa isagoon wali hal kulanna u safanin, waxaana tababare Jurgen Klopp uu go’aamiyey inuu iska diro laacibkan oo uu ka waayey ifafaaliyihii iyo tayadii uu ka doonayay ciyaartoyda kooxdiisa.Liverpool ayaa dhibaatootay xilli ciyaareedkii hore markii ay ka dhaawacmeen Virgil van Dijk, Joe Gomez iyo Joel Matip, waxaanay si degdeg ah u gashay suuqa bishii January iyadoo amaah kusoo qaadatay Ozan Kabak, halka ay Ben Davies kusoo iibsatay £1.6 milyan oo Gini.Labadan…

Maxaa u qabsoomay guddiga loo xil-saaray arrinta GEDO? – Caa…

Gabahaarey (Axadle) – Guddiga dib u heshiisiinta ee loo magacaabay arrinta gobolka Gedo, kadib shirkii golaha wada-tashiga qaran ayaa shaaciyey inay soo gabagabeeyeen dadaalladii ay ka wadeen degmada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Guddiga ayaa waxa uu shaaciyey inay guuleysteen dadaalladii ay wadeen ee dib u heshiisinta gobolka Gedo si xal loo gaaro, ka hor doorashada ka dhaceysa gobolkaasi. Guddoomiyaha guddigan, ahna wasiirka arrimaha gudaha…

Jean-Luc Mélenchon in the footsteps of Sankara and

This Sunday, July 18, Jean-Luc Mélenchon begins a 4-day visit to Burkina Faso. France's insubordinate presidential candidate therefore intends to improve its position on the African continent. And the choice to go to Ouagadougou, the site of Emmanuel Macron's call for new relations between France and Africa, is of course not innocent.…

Tigrayans in Ethiopian capital worry for security after crackdown

NAIROBI, Kenya - Hundreds of Tigrayans have reportedly been detained in Addis Ababa, the capital of Ethiopia, amid the conflict between the Tigrayan defense forces. and the federal government takes on a new dimension, probably at increasing levels. In a detailed report released by Reuters, police have been on the run, targeting innocent Tigray civilians, since the Ethiopian National Defense Forces lost Mekelle, the regional administrative capital of Tigray. The detentions in the Ethiopian capital are the third wave…

of construction companies targeted

Malia's armed forces announced late Saturday night the kidnapping of three Chinese citizens and two Mauritanians working for construction companies on Malia's border with Mauritania. as reported from Bamako, Serge Daniel The company consortium is responsible for paving roads and building bridges in Malian region Nara, located…

Chelsea Oo Xalay Saqdii Dhexe Dalab Ka Gudbisay Robert Lewandowski &

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dalab ka gudbisay xiddiga reerPoland ee Robert Lewandowski ee afka hore uga ciyaara Bayern Munich, kaas oo ay dul-dhigtay £50 milyan oo Gini, kaddib markii ay usoo baxday xisaabta ah inay adag tahay in xilli ciyaareedkan ay helaan dhaliyaha Erling Haaland oo ahaa bartilmaameedkooda koowaad.Blues ayaa isku dayday inay ku qanciso Borussia Dortmund inay aqbasho dalab ciyaartooyo iyo lacag kaash ah oo ay ku doonaysay da’yarka £150-ka milyan ee Gini lagu qiimeeyey, hase yeeshee waxay kooxda reer…

produce high quality antigen samples and

Senegal is facing a soaring Covid-19 case on Saturday 17 July, the positivity of those tested rises to more than 35% ... ahead of the major Muslim festival Tabaski, the Ministry of Health made several recommendations, especially to speed up the vaccination campaign and strengthen the screening system. Senegal, with a population…

Xog: Qorshaha Saciid Deni ee doorashada madaxweyne iyo talla…

Garoowe (Axadle) – Ilo wareeeyo kala duwan ayaa Axadle u sheegay in Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu dhigiisa Jubaland Axmed Madoobe kala hadlay in uu ka shaqeeyo sidii doorashada Jubaland ugu soo bixi lahaayeen Xildhibaano lagu kalsoonyahay oo uu ka heli karo cod maadaama uu yahay Murashax aan wali is-shaacin.  Madaxweyne Deni ayaa la sheegay in uu marka hore taageero ka raadinayo ismaamulada beeshiisa sida Jubaland iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More