Booska Goolhayaha Dookha Koowaad Ee Man United Oo Ugu Dambayn Si
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay go’aamisay goolhayaha dookha koowaad ee ay xilli ciyaareedka cusub ku galayso xilli uu loolan ka dhaxeeyay David De Gea iyo Dean Henderson.De Gea oo 10-kii sano ee ugu dambeeyay ahaa xulashada koowaad ee Red Devils ayaa hoos u dhac soo muujiyay sanadihii ugu dambeeyay taas oo dhalisay in su’aal laga keeno suurogalnimada uu booskiisa kusii xejisan karo.De Gea ayuu qaladaadkiisa culays ugu daray Dean Henderson oo heshiisyo amaah ah oo najaxay soo qaatay gaar ahaan…