verdict awaited in the trial against alleged accomplices in the Westgate attack in 2013

Seven years after the attack on the Westgate shopping center in Nairobi, the verdict in the only trial since the attack on Tuesday is due. The three defendants are accused of helping the terrorists prepare for this attack, in which 68 people died and more than 200 others were injured. as reported from Nairobi, The three suspects during the trial are charged with complicity in the terrorists who died during the attack. This Tuesday, it should normally be the epilogue to the only trial linked to the Westgate bombing.…

Shir looga hadlayo amniga doorashooyinka dalka oo Xalane ka

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,  gaar ahaa xarunta Xalane ka soconaya shir looga hadlayo arrimaha doorashada Soomaaliya iyo sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka doorashadaSoomaaliya ee 2020/21. Shir ku saabsan amniga doorashooyinka ayaa waxaa, waxaa ka qeyb galaya madax ka socota Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, Gobolka Banaadir, Wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo dowladda Mareykanka. Arrimaha looga hadlayo sidii Hey’addaha Amniga dowladda…

Liverpool Oo Dalbatay Goolhaye Caan Ah Kaddib Markii

Liverpool ayaa xidhiidh la samaysay kooxda kubadda cagta Tottenham oo ay ka doonayso goolhayaheeda Paulo Gazzaniga si uu xal degdeg ah ugu noqdo dhibaatada dhaawac ee soo gaadhay Alisson Becker oo muddo bil iyo dheeraad ah garoomada ka maqnaan doona.Jurgen Klopp ayaa shaaciyey in ugu yaraan lix toddobaad  uu ku maqnaan doono Alisson, laakiin dhakhaatiirta kooxda ayaa waxay sheegayaan inay suurtogal tahay inuu u baahdo in qalliin lagu sameeyo, taas oo keeni doonta in muddada uu maqnaanayo ay sii dheeraato.Sida uu qoray…

Xisbiga Kulmiye ee Gobaladda Waqooyi oo Muuse Biixi markii labaad u

Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi, Muuse Biixi Cabdi ayaa loo doortay markii labaad guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ka dib shirwayne xisbigaasi ku qabsaday magaaladda Caasimada ee Hargaysa waxaana ka qayb galay in ka badan 806 (siddeed boqol iyo lix) oo argo ah. Xisbiga talada haya ayaa sidoo kale guddoomiye-ku-xigeenka koowaad u doortay, Maxamed Kaahin Axmed oo ah wasiirka arrimaha gudaha maamulkaas, guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbigana waxa loo doortay, Axmed Cabdi Dheere.…

Specialists increase questions in regards to the severity of Trump’s COVID-19

Docs not concerned in treating President Donald Trump for COVID-19 mentioned the truth that he began with dexamethasone - a generic steroid broadly utilized in different ailments to cut back irritation - is the strongest proof but that his case could also be critical. Trump's medical crew on Sunday mentioned the president was began on the steroid after experiencing low oxygen ranges, however his situation improved and he may very well be discharged from the hospital on Monday. "What I heard in the description of the…

Arsenal Oo Qiratay In Ay Ku Fashilantay Laba Ciyaartoy Oo

Kooxda kubadda cagta Arsenal ma rajaynayso in maanta oo uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagani ay samayso saxeexyo cusub, waxaanay si cad faraha uga qaadday labadii xiddig ay ee ay ku raad joogtayy ee Houssem Aouar iyo Thomas Partey.Mikel Arteta ayaa hore uga hadlay damaciisa inuu xoojiyo kooxdiisa inta aanu xidhmin suuqu, laakiin waxay u muuqataa in Gunners uu waqtigu ku yaraaday oo aanay heli karayn laacibiintii ay doonaysay.Tababaraha reer Spain oo la hadlayay warbaahinta Sky Sports ayaa qirtay inay gabaabsi…

Gobaladda Waqooyi oo labo ruux u xirtay Kiristaameynta Dadka! –

Taliska Booliiska Gobaladda Waqooyi ayaa sheegay in uu xiray labo ruux oo ku eedeysan kiristaameynta dadka ku sugan Magaalada Hargeysa Xarunta maamulkaas, kadib markii xogtooda lagu wargeliyay. Afhayeenka Ciidanka Booliska Gobaladda Waqooyi G/sare Faysal Xiis Cilmi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono labadaan ruux ee ka baxday Diinta Islaamka, isla markaana faafinaya kiristanka. Xiis ayaa sheegay in xeer ilaalinta Gobaladda Waqooyi lagu…

Somalia’s New Head administrator Points Guardian Requests

MOGADISHU, Somalia - In an effort to keep away from a constitutional ruling, Somalia's new Prime Minister Mohamed Hussein Roble has issued a round to the caretaker, which has but to get replaced and whose keep is being questioned by some quarters. Below the present constitutional dispensation, a cupboard ceases to exist when the appointing authority leaves workplace. All the present cupboard ministers had been appointed by Hassan Ali Khaire, who was ousted by MPs in July following a violent fallout with President Mohamed…

“Sidee Ayaan Ugu Hambalyaynayaa Liverpool & Klopp, Aniga

Tababare ku-xigeenkii hore ee Liverpool ee Zeljko Buvac  ayaa ku dooday inuu yahay qofka ka dambeeyey guusha ay gaadhay Reds xili ciyaareed hore ee ay kusoo afjartay abaartii ka haysatay horyaalka Premier League oo 30 sannadood kaddib ay ku guuleysatay.Zeljko Buvac oo gacan-yare u ahaa Jurgen Klopp muddo 17 sannadood ah ayaa waxa uu go’aansaday inuu iskaga tago kooxda sannadkii 2018kii oo la sheegay inay isku dhaceen saaxiibkii Klopp.Zeljko Buvac ayaa lagu tilmaami jiray maskaxda Liverpool ee intii uu joogay Klopp iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More