GMDQ oo diiwaangaliyay 6 xibsi siyaasadeed oo cusub. –
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran ayaa shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) Xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada sida ku-meel-gaarka ah u diiwaan-gashan.Munaasabada shahaadooyinka lagu guddoonsiiyey xisbiyada cusub ayaa ka dhacday xarrunta dhexe ee GMDQ ee Magaalada Muqdisho maanta oo taariikhdu tahay 7/10/2020.Xisbiyada la diiwaan-geliyey ayaa kala ah:1. Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda.2. Xisbiga Qaransoor3. Xisbiga Cadaaladda iyo Dib U heshiisiinta4. Xisbiga Jamhuuriga Soomaliyeed5.…