Kenya oo ciidamo lagu tababaray xaallad Coronavirus ah u soo
Taliska ciidamada difaaca Kenya ee looyaqaano KDF ayaa diyaarinaya 600 oo ciidamo dheeraad ah kuwaasoo ay ku biirinayaan cutubyadooda qaybta ka ah Howlgalka Nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM.
Sidda uu Qoray bogga Pulselive, askartan ayaa noqonaya dufcadii koowaad ee lagu tababaro mar-xalad ay jirto aafada caalmiga ah ee Covid 19, waxaana tababaraya ciidamo British ah, sidda ku xusan warbixinta.
Safaaradda Ingiriiska ee Kenya oo war-saxaafadeed soo saarey ayaa…