Buurta ugu dheer Afrika oo dab ka kacay! – AxadleTM
Buurta ugu dheer ee Qaaradda Afrika (Kilimanjaro) ee Dalka Tanzania waxaa ka kacay dab ay sheegeen dadka kunool agagaarka Buurtaas in uu ku dhaliyay welwel nafeed, maadaama ay suuragal tahay in uu gaaro deegaanno horleh.
Waaxda Beeraha lagu nasto Tanzania ee lagu magacaabo (Tanapa) ayaa sheegtay in uu socdo dadaal lagu daminayo dabkaas, si uusan saameyn taban ugu yeelan bilicda buurta oo ah meel loo dalxiis tago.
Holaca dabka & Uurada cirka isku shareertay ayaa laga arkayaa…