Steven Gerrard Oo Daboolka Ka Qaaday Xiddig Uu Diiday In La
Halyeygii Liverpool ee Steven Gerrard ayaa daboolka ka qaaday laacib uu si weyn u doonayay tababarihii hore ee Reds ee Rafa Benitez inuu lasoo saxeexdo oo uu keeno Anfield sannadkii 2008 si uu u beddelo Xabi Alonso oo uga wareegay Real Madrid.Rafa Benitez oo Liverpool tababare u ahaa intii u dhaxaysay 2004 illaa 2010 una qaaday hal Champions League oo uu sannadkii 2005 ku garaacay AC Milan iyo mar kale oo finalka ay yimaaddeen oo laga qaaday, ayaa waxa waqtigiisa lagu tiriyaa inuu ahaa mid guuleed.Waqtigii uu tababaraha reer…