Maxay Tahay Digniinta Ka Soo Yeertay Kylian Mbappe Ee Ku
Kylian Mbappe ayaa uga digay Manchester United in kooxdiisa PSG ay ka go’an tahay kaliya guul inkastoo ay ka horimaanayaan xiddigoodii hore Edinson Cavani oo xiran maaliyada Red Devils.Saxiixa cusub Cavani oo 33 sanno jir ah ayaa lagu sawiray tababarka Manchester United markii ugu horeysay maanta ka hor kulanka Champions League ee ay habeenka Talaadada la ciyaarayaan PSG.Mbappe ayaa ka garab ciyaari jiray weeraryahanka cusub ee Red Devils markii ay wada joogeen kooxda Paris Saint-Germain.Laakiin haatan waa ay iska horimaan…