Adama Traore Oo U Deyriyay Liverpool & Barcelona, Paulo
Aroornimo wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, shabakada laacib waxay saaka idiin soo gudbineysaa wararkii ugu waa weynaa ee saaka lagu qoray wargeysyada ka soo baxa dalka Ingariiska kuwaasoo ugu magaca weyn.Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada uu magacooda ku hor qoran yahay.Madaxa Borussia Dortmund ayaa rajo cusub ku abuuray kooxda Manchester United oo muddo dheer dooneysay xiddiga garabka ka ciyaara ee Ingariiska Jadon Sancho oo 20 sanno jir ah ka dib markii uu sheegay in…