Askar lagu dilay qarax ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka
sawir hore
Inta la xaqiijiyay Illaa saddex askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ayaa ku dhimatay halka labo kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii baabuur ay la socdeen ay miino kula qaraxday waddo u dhexeysa degmada Mahaday iyo deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Ciidamadan ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen ciidamo ilaalo u ah sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 27aad oo fadhigooyadu yahay goboladda Hiiraan iyo Shabeellah dhexe oo…