Andrea Pirlo Oo Sheegay MAGACA Tababaraha Tusaalaha U Ah Ee
Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa shaaca ka qaaday macalinka uu doonayo inuu waayihiisa tababarenimo tusaale uga noqdo isaga oo jagadaas ku maamuusay hormoodka Manchester City ee Pep Guardiola.Pirlo oo 41 sano jir ah isla markaana bishii August loo magacaabay tababaraha Juventus usbuuc kaddib markii tababaraha da’yarta 23 sano jirada ah ee kooxdaas loo magacaabay ayaa Guardiola ku sifeeyay inuu yahay mid kamida kuwa ugu fiican.Magacaabista Pirlo ayaa xigtay kaddib markii shaqada laga caydhiyay Maurizio Sarri oo…