Hogaamiyayaasha Qubrus, Masar & Giriigga oo Turkiga ku colaadinaya
Kulan hal maalin socday oo dhexmaray Hogaamiyayaasha Waddama Qubrus, Masar & Giriigga waxa ay uga hadleen colaadinta Dalka Turkiga oo xifaaltan dhanka dhaqdhaqaaqa Ciidanka, badda iyo siyaasadda ah.
Hogaamiyayaasha saddexdaan waddan ayaa is tustay sida looga baahan yahay Xukuumadda Ankara ka qaybgalka kulan looga wada xaajoonayo sidii Xukuumadda Ankara looga dhaadhicin lahaa joojinta waxa ay ugu yeereen daandaansiga Bariga Mediterranean-ka.
Kulankaan oo dhacay Arbacadii…