Shaxda Adag Ee Ay Man United Kala Hortagi Doonto Chelsea
Manchester United ayaa la ciyaareysa Chelsea kulan ka tirsan horyaalka Premier League berri oo Sabti ah iyagoo doonaya guulo kale oo cajiib ah.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer ayaa guul weyn ka soo gaartay Paris Saint-Germain kulankoodii Champions League ee bartamihii isbuucaan.Marcus Rashford ayaa ahaa geesiga kulankii garoonka Parc des Princes iyadoo Bruno Fernandes uu rigoore kale dhaliyay.Solskjaer ayaa kulankaas ku soo shirtagay shax ciyaareed 3-4-1-2 iyadoo shaxdaan cusub ay u muuqato mid anfaceysa ciyaartoy badan.Daafaca…