Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka West Ham United vs Man City –
Kooxda Manchester City oo uu hormood u yahay tababare Pep Guardiola ayaa booqanaysa West Ham United oo uu horkacato David Moyes isla markaana qaab ciyaareed wanaagsan kusoo jirtay guud ahaan saddexdii kulan ee ugu dambeeyay.City ayaa ciyaarteedii ugu dambaysay guul 1-0 ah kasoo gaadhay Arsenal oo marti u ahayd halka ay Hammers 12 daqiiqo hoggaan 3-0 ah kaga soo celiyeen Tottenham ciyaartoodii ugu dambaysay iyagoo 3-3 bar-bardhac kula soo galay.West Ham United ayuu safkeeda gabi ahaanba ka maqan yahay mucjisada carbeed ee…