QM oo dalbatay in baaritaan lagu sameeyo shaqaalle ka tirsan
SRSG for Somalia
Security Council meeting
The situation in Somalia
Report of the Secretary-General on Somalia (S/2020/121)
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay laba kamid ah Shaqaalahooda samafalka oo dhawaan lagu dilay weerar ka dhacay degmada Kaxda ee dulleedka magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyay dilkaas, waxaana lagu sheegay in labada qof ee la…