Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Atalanta – Klopp Oo Kaydka
Mohamed Salah ayaa kusoo bilowday safka hore ee kooxdiisa Liverpool kaddib markii uu kasoo kacay xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay xilli uu waddankiisa Masar kaga qayb-galay xaflad aroos.Tababare Jurgen Klopp ayaa shan beddel ku sameeyey safkii uu Axaddii kula ciyaaray Leicester City, isagoo dhinaca kalena maanka ku haya in haddii ay garaacaan Atalanta inay iska xaadirin doonaan wareegga 16ka.Joel Matip ayaa kalidii ka ciyaaraya afartii difaaca ee kulankii Leicester City, waxaana garbihiisa taagan Neco Williams, Rhys…