Spain Iyo Portugal Oo Wada-jir Ugu Dhawaaqay Inay
Waddamada Portugal iyo Spain ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay u tartamayaan martigelinta Koobka Adduunka ee 2030.Xidhiidhada kubadda cagta ee waddamadan ayaa caawa shaaciyey inay doonayaan in si wada jir ah ay u martigeliyaan Koobka Adduunka ee ku xigi doona Qatar oo 2022 lagu qabanayo iyo saddexda waddan ee Canada, Maraykanka iyo Mexico oo wada-jir u qaban doona sannadka 2026ka.Pedro Sanchez iyo Antonio Costa oo ah madaxweyneyaasha xidhiidhada labada waddan ayaa soo bandhigay codsiga ay FIFA u gudbiyeen oo ay ku…