Baardheere oo lagu xiray dad lagu tuhmayo weerar lagu
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay howlgal ay sameeyeen Ciidamada ammaanka DFS ay geysay Degmadaas, kadib markii la dhaawacay Hanti dhowraha Magaaladaas Cabdirashiid Cabdulqaadir Warsame.
Ninkaan ayaa la weeraray xili uu ku sugnaa Bartamaha Magaalada, dhaawac ayaa soo gaaray, waxaana la geeyay mid kamid ah Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo si loo daweeyo.
Kooxda weerarka fulisay ayaa baxsatay kahor inta aysan goobta tagin…