Liverpool Oo War Cusub Ka Heshay Dhaawacyada Henderson Iyo
Liverpool ayaa war farxad leh ka heshay Jordan Henderson iyo Andy Robertson oo ku dhaawacmay kulamadii caalamiga ahaa ee toddobaadkan, waxaanay rajo ka qabtaa inay dib usoo laaban doonaan ka hor kulanka Leicester City ee Axadda.Henderson ayaa la beddelay waqtigii nasashada ee kulankii Belgium oo uu awoodi kari waayey inuu ciyaarta kusii jiro, waxaanay arrintaasi walaac ku abuurtay tababare Jurgen Klopp oo ka baqayay inuu ku biiro liiska ciyaartoyda kale ee waqtiga dheer ka maqnaanaya ee muddooyinkii u dambeeyey sariirta loo…