Cabdi Xaashi oo ‘diiday’ Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka horyimid Guddiga Doorashooyinka ee uu Raysul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay Maamulka Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ama Somalialnd ee 2020/21.
Cabdi Xaashi ayaa sheegay xubnaha la soo xulay aanay dhex dhexaad aheyn oo aan lagu kalsoonaan karin, lana garaneyn meelaha laga keenay, inta la gartayna ay ka tirsan yihiin Shaqaalaha Madaxtooyada, Xafiiska Raysul Wasaaraha iyo taliska…