PSG Oo Go’aan Buuxa Ka Gaartey Mustaqbalka Xiddigii

Kooxda ree France ee Paris Saint-Germain ayaa go’aan ka qaadatay arrinta weeraryankeeda Jese Rodriguez oo lagu eedaynayay arrimo galmo la xidhiidha iyo inuu saaxiibadii qiyaamay.Xiddigii hore ee Real Madrid oo 27 sano jir ah ayaa lagu eedeeyay inuu saaxiibtii ku khiyaamay gabadh kale oo saaxibadeed ah oo Model ah.Sidoo kale mid kamida arrimaha lagu haystay Jese ayaa ahaa in lagu sawiray xaflad ka dhacday meesha lagu magacaabo Gran Canaria isaga oon raacayn sharciyada xanuunka Korona Fayras isla markaana aan wax maasgaro ah…

Maxaa ka jira in ciidanka Itoobiya ay dhexdooda ku

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ka socda dalka Ethiopia ee ku sugan saldhig ay ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ay ku dhex dagaalameen gudaha saldhigaas. Askari ka tirsan ciidamadaas oo la sheegay inuu ka soo jeedo qowmiyada TIgrey ayaa diley labo askari oo ka tirsan ciidamada ku sugan saldhigga isagiina markii dambe la diley, sida ay xaqiijiyeen ilo dhanka amaanka ah oo ku sugan deegaanka Halgan…

Mid Kamida Xiddigaha Barcelona Oo Dhaawacmay Kahor Kulanka

Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa ku dhawaaqday war aan u wanaagsanayn jamaahiirteeda iyadoo shaacisay inuu dhaawac soo gaadhay garabkeeda weerar ee Ousmane Dembele oo xilli ciyaareedkan u muuqday mid sidii hore ka wanaagsan.Dhaawaca Dembele ayaa sii laba jibaaraya madax xanuunka Barcelona ee kaddib natiijadii guuldarrada ahayd ee ay xalay kala soo laabatay kooxda horyaalka ku cusub ee Cadiz.Dembele oo ahaa mid ay dhaawacyo dishoodeen tan iyo markii uu Barcelona kaga soo biiray dhinaca kooxda ree Germany ee Borussia…

Daraasiin Israa’iiliyiin ah oo loo xiray banaanbaxyo ka dhan

Ugu yaraan 30 qof ayaa loo xiray banaanbaxyo ka dhacay Isra’el oo looga soo horjeedo ra’iisul wasaaraha dalkaasi Benjamin Netanyahu, sida ay ku warantay warbaahinta Israa’iil maanta oo axad ah. Booliska ayaa Sabtidii sheegay in kumanaan mudaharaadayaal ah ay isugu soo baxeen fagaaraha Paris oo u dhaw guriga Netanyahu ee Galbeedka Qudus waxaana ka dhashay in ay xirmaan wadooyinka waawayn iyo waliba is buurashada shacabka. Dibadbaxayaasha ayaa is urursanayay lixdii bilood ee la…

Miyuu Edinson Cavani Sabab Dhaawac U Baxay Xalay? Solskjaer

Tababaraha kooxda Manchester United ayuu kasoo yeedhay hadal naxdin ku ah jamaahiirta kooxdiisa kaddib markii uu shaaca ka qaaday inuu weeraryahan Edinson Cavani u bedelay sabab dhaawac ciyaartii West Ham United ee xalay.Man United ayaa qaybtii hore ku dhibtootay kulankii Hammers ay xalay ku booqdeen gegida London Stadium iyadoo looga horreeyay gool uu dhaliyay Tomas Soucek.Tababaraha ree Norway ayaa wakhtigii nasashada bedelay Cavani iyo Donny Van De Beek isaga oo bedel deg-deg ah ku keenay Marcus Rashford iyo Bruno…

10 methods to maintain the load off

The actual problem (and victory) in weight reduction is to take care of the slim waist after dropping these additional kilos. Weight biking, generally often called yo-yo weight-reduction plan, is a typical drawback for many individuals who lose vital kilos - simply watch the members within the actuality TV sequence The Largest Loser. A research printed within the journal Weight problems adopted 14 rivals for six years after the 2009 season. Researchers…

Farmajo accused of auctioning oil fields off Somalia

MOGADISHU, Somalia - President Mohamed Abdullahi Farmajo continues to be subjected to violent assaults with the opposition now turning to grease, which is likely one of the underutilized sources in Somalia, however whose prospects proceed to draw many multinational collaborations all over the world. Farmajo signed the Petroleum Act, which paved the best way for the investigation of offshore oil deposits, however has been criticized by a number of opposition members, together with numerous federal Member States, who…

“Dhibta Kaliya Ee Giroud Haysata Waa Magaciisa, Haddii

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Patrice Evra ayaa arrin lama filaan ah ku sababeeyay sababaha uu dhaliyaha kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ula kulmo eedaynta badan waayihiisa ciyaareed.34 sano jirkan ayaa Arbacadii soo muujiyay waxa uu awooda u leeyahay kaddib markii uu afarley goolal ah kasoo dhaliyay kooxda ree Spain ee Sevilla kulan Champions League ah.Markale Giroud ayaa shabaqa soo taabtay kulankii Premier League ee ay xalay guusha 3-1 ka ah ka gaadheen Leeds United oo marti ugu ahayd Stamford Bridge.Olivier ayaa…

Wasiir Jamaal:-Shaqo ay Soomaali qaban karto ayaa farsamo

Wasiirka wasaaradda Qorashayn Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hadlayay shaqa la’aanta haysta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tahay wax aan la aqblikarin in shaqooyinka ay qaban karaan dhalinyarada Soomaaliyeed loo dhiibo dad ajaanib sida uu hadalka u dhigay. Wasiir Janaal ayaa sheegay in ay dalka joogaan farsamo yaqaano Soomaali ah kuwaas oo aan shaqo  laäaan haysato, taas badalkeedana farsamo yaqaano ajanabi ah dibadda looga keeno shaqooyin fudud isaga oo tusaale u soo qaaday…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More