In Rwanda, the success of a meals supply software is

Rwanda's meals supply app Vuba Vuba is driving the e-commerce dill boosted by the coronavirus pandemic. Vuba Vuba, launched a couple of yr in the past in January 2020, means "quick" in Kinyarwanda, the nationwide language, has already registered virtually 200 eating places, operates in two Rwandan cities and delivers as much as 600 meals a day. Whereas Jumia left the small Rwandan market on the finish…

Waa Maxay Sababta Rasmiga Ee Loo Baajiyay Kulankii PSG &

Ciyaaryahanadda labada kooxood ayaa garoonka isaga baxay intii ay socotay kulankii PSG iyo Istabul Basaksehir ka dib markii mid ka mid ah tababarayaasha kooxda martida aheyd uu cunsuriyeeyay garsooraha afaraad.Kulankaan waxaa dib loo ciyaari doonaa berri oo Arbaco ah.Caawiyaha tababaraha kooxda Basaksehir Pierre Achile Webo ayaa casaan toos ah la siiyay daqiiqadii 16aad, iyadoo ciyaartoyda iyo shaqaalaha kooxda Turkiga ay garoonka isaga baxeen ka dib daqiiqo oo ay wadahadal kula jireen garsooraha reer Romania Ovidiu…

In Egypt, the tourism disaster in Luxor

The Egyptian tourism sector is struggling because of the well being disaster in Covid-19. Within the Royal Valley, 650 km south of Cairo, a whole financial system is collapsing in a rustic the place tourism, the first supply of earnings, accounts for 13% of GDP. From his sizzling air balloon, Captain Kareem has flown proudly…

Cristiano Ronaldo Oo Guul-darro Xanuun Badan U Xambaariyey

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa 3-0 karbaashtay Barcelona, waxaanay kusoo baxday kaalinta koowaad ee Group G.Cristiano Ronaldo ayaa ku dhex-damaashaaday garoonka Camp Nou ee ay Barcelona iska leedahay, waxaanu laacibka reer Portugal hadba dhinac u qoslayey iyadoo uu murugaysan yahay Lionel Messi oo uu wajiga hoos u foorarinayo.Juventus ayaa goolka koowaad oo rikoodhe ahaa waxa u dhaliyey Cristiano Ronaldo daqiiqaddii 13aad ee bilowgii ciyaarta, waxaana mid labaad ku daray Weston McKennie ka hor intii aanu Ronaldo dhalinin…

Manchester United Oo Laga Reebay Champions League, PSG & RB

Manchester United ayaa ka hadhay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, kaddib markii ay kooxda reer Germany ee RB Leipzig ay kaga badisay 3-2.Manchester United ayaa lagala hormaray saddex gool oo daran-doorri ah, waxaase ay dagaallantay tobankii daqiiqadood ee ugu dambeeyey oo ay Bruno Fernandes iyo Paul Pogba u dhaliyeen laba gool oo aan waxba tarin, balse laba daqiiqadood oo kali ahi u dhexeeyeen.RB Liepzing ayaa daqiiqaddii 2aad ee ciyaarta dhashatay goolka koowaad, waxaana u saxeexay Angelino oo kubbad loo soo…

5 COVID questions on meals security – answered

The USA is at the moment experiencing a report excessive degree of coronavirus instances, with a report of 227,885 new instances exhibits up day by day. Whereas we all know way more in regards to the virus than we did in March, many Individuals are nonetheless struggling to know what precautions to take. should nonetheless be taken to guard members of the family—Particularly those that fall into the high-risk class. This excessive season particularly is proving to be a crucial time for Individuals to pile down and do their…

These are the 2 finest diets for coronary heart well being, based on medical doctors

If you're on the lookout for a fantastic coronary heart well being stimulator, put down the cookies with low fats and low sodium chips and as a substitute begin filling your purchasing cart with objects from the product part. In a current research, printed within the journal PLOS medication, over 1,000 individuals who had had a coronary heart assault had been monitored for a yr to see if their consuming habits made a distinction in whether or not they had a second assault. It turned out that they did. Those that adopted a…

Tababarihii Xulka Qaranka Argentina Oo Geeriyooday –

Tababarihii hore ee xulka qaranka Argentina ee Alejandro Sabella ayaa geeriyooday iyadoo ay da’diisu ahayd 66 jir. Sabella ayaa la dhigay qaybta xaaladda halista ah ee cusbitaalka maalin kaddib dhimashadii halyeyga reer Argentina ee Diego Mradona oo uu baroor-diiqdiisa ka qayb-qaatay. Alejandro Sabella oo ku dhashay magaalada Boenos Aires ee caasimadda Argentina ayaa qaranka waddankiisa hoggaaminayay intii u dhaxaysay 2011 illaa 2014kii oo uu keenay finalkii Koobka Adduunka ka hor intii aanu iscasilin dhamaadkii…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More